Afhayeenka baarlamaanka Djibouti, Maxamed Cali Xumed, ayaa maanta wuxuu gaaray magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya, halkaasi oo waddahallo uu la qaadanayo baarlamaanka Soomaaliya. from VOA http://ift.tt/2jS78C8 via IFTTT
No comments:
Post a Comment