Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Jimcihii shalay u sheegay dhiggiisa dalka Turkiga, in Mareykanka uusan hadda kaddib wax hub ah siin doonin xoogaga Kurdiyiinta Suuriya ee loo yaqaano YPG. from VOA http://ift.tt/2zC0zKU via IFTTT
No comments:
Post a Comment