Magaalada Xudur ee Gobolka Bakool waxaa maanta gaaray Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu-Mansuur oo horey uga tirsanaa ururka al-Shabaab, markii dambena ka goostay, oo isu soo dhiibay dowladda Soomaaliya. from VOA http://ift.tt/2Ajs3oh via IFTTT
No comments:
Post a Comment