Monday, November 20, 2017

Dibadbaxyo ka dhacay magaalada Boosaaso

Magaalada Boosaaso waxaa shalay iyo maanta ka dhacay mudaaharaad ay oogayeen haweenka haysta ganacsiga yaryar, kuwaas oo ka cabanaya xaaladda cakiran ee ka taagan dekadda Boosaaso oo hadda si ku meel gaar ah u shaqeysa kadib heshiis ay gaareen mas'uuliyiinta Dekedda iyo ganacsatada. Wariyheenna Yuusuf Maxamuud Yuusuf ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Boosaaso.  

from VOA http://ift.tt/2zRyDCn
via IFTTT

No comments:

Post a Comment