Tuesday, November 21, 2017

Waa kuma Muuse Biixi: Madaxweynaha cusub ee Somaliland?

Guddida Doorashada ee Somaliland ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay in Muuse Biixi Cabdi oo ka sharaxnaa Xisbiga Kulmiye uu ku guulaystay doorashadii dhacday 13-kii bishan.

from VOA http://ift.tt/2mOTIrN
via IFTTT

No comments:

Post a Comment