Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta loo dhaariyey xilli cusub oo hoggaanka dalka ah, kadib guushii uu ka gaaray doorashadii mucaaradka ay qaadaceen ee dhacday bishii October. from VOA http://ift.tt/2Ah32HZ via IFTTT
No comments:
Post a Comment