Ciidamo ka kala tirsan maamullada Galmudug iyo Puntland ayaa dagaallo goos-goos ah waxay ku dhexmarayaan gudaha magaalada Gaalkacyo. Dagaalladan ayaa lagu soo warramayaa inay salka ku hayaan muran la xiriira adeegsiga bakhaar ku yaalla bartamaha suuqa magaalada. Inta la xaqiijiyay 4 qof ayaa dhintay, in kabadan 10 kalena way ku dhawacmeen dagaalladan ka socda magaalada. Warbixinta waxaa goor dhaweyd Gaalkayo ka so diray Abdiwaaxid Macalin Isxaaq.
from VOA http://ift.tt/2mWujwc
via IFTTT
Thursday, November 23, 2017
Ciidamada Puntland iyo Galmudug oo Gaalkacyo ku dagaallamay
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment