Xulka qaranka Australia ayaa marki afraad oo xiriir ah usoo baxay maanta ciyaaraha aduunka ee sanadka soo socda ee 2018-ka ka dhici doona dalka Russia, kadib marki ay 3-1 ku garaacen xulka Honduras. from VOA http://ift.tt/2AJ8imN via IFTTT
No comments:
Post a Comment