Ku soo dhawaada barnaamijka Faaqidaadeda Toddobaadka, oo aan diiradda ku saareyno doorashadii madaxtinnimo ee Somaliland ka dhacday 13-kii November, 2017. Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa soo jeedinaya. from VOA http://ift.tt/2AXd68P via IFTTT
No comments:
Post a Comment