Ciidama militiriga dalka Kenya ayaa ka soo furtay kooxda Al-Shabab 13 Kenyan ah, xili ay tababar ku siinayeen deegaanka Raskambooni ee gobolka Jubbada Hoose. Dhallinyaradan ayaa xiriir la sameeyay ciidmada militiriga Kenya ee ku sugan gobalka Jubbada Hoose, taasoo suuragelisay in laga soo furto goobtii lagu tababarayay. Haddaba sidee Kenya ay ula dhaqmeysaa dhalinyaradan ? Maxeyse tahay inay sameyso ka hor inta aan bulshada lagu sii dhex deyn, su'aalahaa iyo kuwo kale ayaa Jamaal Axmed Cusmaan uu weydiiyay, Professor, Cabdiwahab Sheekh Cabdisamad oo ka fallooda arrimaha Bariga Africa.
from VOA https://ift.tt/2FxtKNj
via IFTTT
Tuesday, May 1, 2018
Ciidamada Kenya oo 13 qof ka soo furtay Al-Shabaab
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment