Kabtanka kooxda Arsenal Laurent Koscielny ayaa garoomada ka maqnaan doona illaa bisha December ee sanadkan, kadib markii loo sheegay inuu u baahan yahay qalliin looga sameeyo ciribta. from VOA https://ift.tt/2K2eJ8V via IFTTT
No comments:
Post a Comment