Saraakiisha Amniga ayaa sheegay in afduubka kalkaalisadan caafimaad ay ka dambeeyeen ilaalada hay'adaasi oo la baxsadey, in kastoo ay dawladdu ku guuleysatay in gaarigii afduubka lagu geystay ay gacanta ku soo dhigto.
from VOA https://ift.tt/2rgk5GK
via IFTTT
No comments:
Post a Comment