Nin horey uga soo goostay ururka Al-Shabab horraantii sannadkan, iskuna soo dhiibay ciidanka dawladda, ayaa la sheegay inuu xalay askari ka mid ah ciidamada dawladda ku dilay magaalada Beled Xaawo. from VOA https://ift.tt/2L43sWY via IFTTT
No comments:
Post a Comment