Sunday, May 6, 2018

Qarax Weyn oo ka Dhacay Dhoobley

Wararka ka imanaya magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in qarax xooggan lala beegsaday baabuur kuwa milatariga ah oo ay saarnaayeen ciidamada nabad ilaalinta ee ka socda dalka Kenya.

from VOA https://ift.tt/2HZgZ0n
via IFTTT

No comments:

Post a Comment