Wednesday, May 2, 2018

"Somalia waa inay isbeddel ku sameysaa ciidamadeeda"

Soomaaliya waa ina dedejisaa isbeddalda ay ku sameyneyso ciidamadeeda, waxaa sidaas maanta yiri dalalka deeq bixiyayaasha kadib wada-hadal ay ka yeesheen horumarka gaaban ee laga sameynayo in ciidamada laga dhigo kuwo awood u leh inay la dagaalamaan kooxda Al-Shabaab.

from VOA https://ift.tt/2wbPfDY
via IFTTT

No comments:

Post a Comment