Monday, May 7, 2018

VOA oo Baaq u Dirtay Madaxweynaha Burundi

Agaasimaha Fulinta ee Hey'adda BBG oo ah hey'adda maamusha dhamaan laamaha kala duwan ee VOA John F. Lansing ayaa Isniintii shalay ugu baaqay madaxweynaha dalka Burundi Pierre Nkurunziza, inuu ka laabto go,aanki ay dowladiisa ku mamnuucday Idaacadda Voice Of America.

from VOA https://ift.tt/2FSTHYd
via IFTTT

No comments:

Post a Comment