Tuesday, May 15, 2018

Xuska Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed ee 15 May

Magaalada Muqdisho, waxaa xalay lagu qabtay munaasabad lagu xusayay 75 sano guuradii kasoo wareegatay markii la aas'aasay ururkii dhalinyarada Soomaaliyeed ee SYL ee lagu xusuusto doorkii ay ku lahaayeen xornimo u dirirkii Soomaaliya.

from VOA https://ift.tt/2GimG7Q
via IFTTT

No comments:

Post a Comment