Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa sheegay in aanay aqbali doonin shaqo kasta oo uu qabtay guddida doorashada Somaliland, isla markaana ay kalsoonidii sidii ay ugala noqdeen wali tahay. from VOA https://ift.tt/2mv8Szj via IFTTT
No comments:
Post a Comment