Boqollaal kun oo ruux ayaa shalay galab kusoo dhaweeyay magaalada Paris ciyaartooyda iyo macalimiinta xulka kubadda cakta Faransiiska, kadib marki ay kasoo laabteen dalka Russia oo ay Axadii kusoo qaadeen Koobka Aduunka ee sannadkaan 2018-ka.
from VOA https://ift.tt/2zMclD2
via IFTTT
No comments:
Post a Comment