Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa sheegay inay dawladdu furtay baadhitaan ku saabsan gabadh 10 jir ah oo bishan ku dhimatay magaalada Dhuusamareeb kadib markii lagu sameeyey gudniin fircooni ah. from VOA https://ift.tt/2uR8cZA via IFTTT
No comments:
Post a Comment