Friday, July 20, 2018

Mareykanka: Soomaalida oo loo kordhiyey sharciga TPS

Waaxda Amniga Gudaha Mareykanka ee Homeland Security ayaa u ogolaatey ku dhowaad 500 oo Soomaali ah in loo cusbooneesiiyo sharciga TPS-ka loo yaqaanno, oo ah sharci KMG oo badbaado siinaya qaxootiga Mareykanka ku nool ee aanan haysan sharciga degenaanshaha.

from VOA https://ift.tt/2O4jX6V
via IFTTT

No comments:

Post a Comment