Ciidamada amaanka dalka Masar ayaa lix qof oo Soomaali ah habeenki xalay ahaa ka qabqabtay xaafadda ay Soomaalida ku badantahay ee Caashir oo ka tirsan degmada Nasri City ee magaalada Qahira. from VOA https://ift.tt/2mp13v9 via IFTTT
No comments:
Post a Comment