Wararka ka imanaya gobolka Sanaag ayaa sheegaya in maanta dagaallo u dhaxeeyay laba beelood ay ka dhaceen deegaan lagu magacaabo Ceeryaan oo 70km u jirta magaalada Ceerigaabo. from VOA https://ift.tt/2LwUFQC via IFTTT
No comments:
Post a Comment