Mas'uuliyiinta magaalada Beled Xaawo ee Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in haween dhowr ah lagu kufsaday degaan hoos yimaada magaalada Beled Xaawo oo lagu magacaabo Bakoolow. from VOA https://ift.tt/2A9SIoI via IFTTT
No comments:
Post a Comment