Thursday, July 19, 2018

Muqdisho: Askar xabsi lagu xukumay

Maxkamadda milatariga Soomaaliya ayaa min shan sano oo xarig ah ku xukuntay 18 askari oo ka mid ah guutada 14-ka October ee ciidamada xoogga. Askartan ayaa waxaa lagu soo eedeeyey abaabul qabiil ku salaysan iyo amar diiddo. Warbixintan waxaa magaalada Muqdishu nooga soo dirtay Seynab Abuukar.  

from VOA https://ift.tt/2O5AkjU
via IFTTT

No comments:

Post a Comment