Gaari uu lahaa xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo yaallay waddada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho ayaa qarax lala beegsaday, sida ay sheegeen goobjoogeyaal. from VOA https://ift.tt/2PHdZNK via IFTTT
No comments:
Post a Comment