Maalmihii ugu dambeeyey ciidamada dawladda ayaa hawl-gallo ka waday degaan u dhexeeya magaalooyinka Muqdisho iyo Marka kadib markii maleeshiyada Al-Shabaab laga soo riixay dhinaca magaalada Marka. from VOA https://ift.tt/2AyEriw via IFTTT
No comments:
Post a Comment