Ra'iisul wasaaraha Britain Theresa May ayaa sheegtay in dilkii magaalada Istanbul loogu geystay wariye Jamal Khaashuqji, ay kala hadli doonto dhaxal-sugaha boqortooyada Sacuudiga Amiir Mohamed Bin Salman.
from VOA https://ift.tt/2Q1sZ9w
via IFTTT
No comments:
Post a Comment