Dalka Marooko waxa ka soconaya ciyaaraha golf-ka ee dhalinyarada 18 jirka ka hooseeya. Waxa ka qeyb galaya ciyaaryahanno Soomaaliyeed oo ciyaarihii ugu horreyay natiijo wanaagsan la yimid. from VOA https://ift.tt/2QQYj76 via IFTTT
No comments:
Post a Comment