Ururuka ONLF ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan jabhadda oo saldhiggoodu ahaa dalka Eritrea inay bilaabayaan inay toddobaadkan dib ugu soo laabtaan Itoobiya. (Halka ka dhageyso wareysi la xiriira) from VOA https://ift.tt/2qTqIy9 via IFTTT
No comments:
Post a Comment