Wednesday, November 28, 2018

Hiiraan: Qaraxyo dilay Shabaab iyo ciidamo Amisom ah

Qaraxyo is-xiga ayaa shalay iyo xalayba ka dhacay garoonka diyaaradaha ee magaalada Buulobarde ee Gobolka Hiiraan. Qaraxa shalay dhacay ayaa wararku sheegayaan inuu ku dhintay askari ka tirsan ciidamada Jabuuti, halka qarax kale oo isla xalay ka dhacay garoonka ay ku dhinteen laba qof oo la aamisan yahay inay ahaayeen kuwii dhigayey. Garoonka Buulo Barde ayaa maalintii ay maamulaan cidiamada dawladda iyo kuwa nabad ilaalinta ee Jabuuti, balse waxay banneeyaan habeenkii. Jaamac Buulle Jaamac ayaa arrrimahan iyo dagaallo ka dhacay Ceel-Cad ka waraystay Gudodomiye ku xigeenka dhinaca amniga ee Gobolka Hiiraan Cabdiraxiim Muxumed Taakoy  

from VOA https://ift.tt/2Ax3ZfX
via IFTTT

No comments:

Post a Comment