Kenya ayaa sheegtay in 14 qof ay u soo xirTAY afduubkii shalay dalkaas loog gaystay haweenay Talyaaniga u dhalatay oo lagu magacaabo Sylvia Romano. Romano ayaa ka mid ahayd shaqaale gar-gaar oo shalay qaarna lagu dhaawacay qaarna lagu afduubtay gobolka xeebta ah ee Malindi. Dalka Kenya ayaa waxaa haatan socda baaritaan xooggan oo haweeneydan lagu baadi-goobayo. Weriyaha VOA, Maxamed Faarax Shire ayaa warbixintan kasoo diray magaalada Gaarisa.
from VOA https://ift.tt/2r1GdV0
via IFTTT
Thursday, November 22, 2018
Kenya: 14 qof oo loo xiray haweeney la afduubtay
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment