Horyaalka Serie A-da Talyaaniga waxaa wali loo maaro la'yahay kooxda Juventus oo ciyaar adag oo ay xalay magaalada Roma kula dheeshay kooxda Lazio uga soo badisay 2-1. from VOA http://bit.ly/2MBushQ via IFTTT
No comments:
Post a Comment