Ciidamada Maraykanka ayaa sheegay shalay inay dileen in ka badan 50 maleeshiyada ururka Al-Shabaab ka tirsan kadib markii Al-Shabaab ay saacadihii hore ee Sabtidii ay soo weerareen saldhigga Sanguuni. from VOA http://bit.ly/2MjSbTI via IFTTT
No comments:
Post a Comment