Wararka ka imanaya dalka Qadar ayaa sheegaya in wadahadalladii toddobaadkan u socday Maraykanka iyo Taalibaanka laga sameeyey xoogaa horumar ah. Wadahadalladan ayaa lagu tilmaamay kuwo xasaasi ah. from VOA http://bit.ly/2FVLI02 via IFTTT
No comments:
Post a Comment