Dowladda Mareykanka iyo kooxda Taliban ayaa isku raacay in labadaba ay dhisaan laba guddi farsamo oo go'aan ka gaaraya habka ay ciidamada Mareykanka iyo NATO uga baxayaan dalka Afghanistan. from VOA http://bit.ly/2DI8LKh via IFTTT
No comments:
Post a Comment