Wednesday, January 30, 2019

Wariye Muddo Ku Xirneyd Mareykanka oo Iran Lagu Soo Dhaweeyay

Wariye Mareykanka ku dhalatay oo ka howl gasha TV-ga afka dowladda Iran ku hadla, ayaa dib ugu laabatay Iran kadib markii muddo ka badan isbuuc ay ku xirneyd Mareykanka.

from VOA http://bit.ly/2Bdyl88
via IFTTT

No comments:

Post a Comment