Sunday, January 27, 2019

Wabi Shabeelle oo Biyo Yareeyey iyo Cudurro ka Dhashey

Dadka ku nool gobolka Hiiraan ayaa ka cabanaya xanuuno ka dhashay biyaha wabiga Shabeelle oo biyo yareeyey iyo is bedel ku dhacay biyihi yaraa ee laga helayey. Warbixin arrimahaa ku saabsan waxa Baladweyne nooga soo diray wariyaha VOA da Xuseen Xasan Dhaqane.      

from VOA http://bit.ly/2MCnhpu
via IFTTT

No comments:

Post a Comment