Afar qof ayaa lagu dilay, sagaal kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax baabuur oo ka dhacay meel u dhow maqaayad ku taalla magaalada Muqdisho, sida ay werisay wakaaladda wararka AFP. from VOA https://ift.tt/2SMBRMU via IFTTT
No comments:
Post a Comment