Sunday, March 10, 2019

Wararkii Ugu Dambeeyay ee Burburkii Dayuuraddii Ethiopian Airline

Shirkada Ethiopian Airlines ayaa bilowdey baaritaanka ay ku sameyneyso shilkii ay shaley ku bur burtey mid ka mida diyaaradeheeda oo ay ku dhinteen 157 qof oo saaraa, kuwaa oo ka soo kala jeeday 33 dal.

from VOA https://ift.tt/2CbxrJW
via IFTTT

No comments:

Post a Comment