Wasiirkii dastuurka dowladda federaalka Soomaaliya, Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil ayaa maanta ku geeriyooday dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta. Sida ay mas'uuliyiin dowladda Soomaaliya ka tirsan ay sheegeen Xoosh Jibiril ayaa waxaa ku dhacay xanuun deg deg, ah xilli uu booqasho qoys uu ku joogey Imaaradka Carabta. Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa wasaaraaddiiisa, waxay waayadan ku mashquulsaneyd dhameystirka qabyo qoraalka dastuurka Soomaaliya.
from VOA https://ift.tt/2HiJp7S
via IFTTT
No comments:
Post a Comment