Wararka ka imanaya magaalada Marka ayaa sheegaya inay maleeshiyada Al-Shabaab ay goor dhow la wareegeen magaalada kadib markii ay ka baxeen ciidamada dawladda Soomaaliya. from VOA http://ift.tt/29J4jeA via IFTTT
No comments:
Post a Comment