Magaalada Jubba ee Caasimadda dalka Suudaanta Koonfureed ayaa waxaa saaka mar kale laga maqlay rasaas culus oo dhexmaraysay ciidamada dowladda madaxweyne Salva Kiir iyo maleeshiyada Riek Machar. from VOA http://ift.tt/29FVO3J via IFTTT
No comments:
Post a Comment