Kooxo hubeysan ayaa toogasho ku dilay shan askari oo ka mid ahaa ciidamada booliska ee magaalada Dallas ee dalka Mareykanka iyagoo sidoo kale dhaawacay 6 kale. from VOA http://ift.tt/29njSFT via IFTTT
No comments:
Post a Comment