Magaallada Kismaayo, iyo deeggaanno kale oo ku yaalla Jubbooyinka waxaa maanta looga daabaaldegay ciidul-fitiriga, iyadoo madaxda maamulka Jubbaland ay dadka salaadda Ciidda kala qeybgaleen. from VOA http://ift.tt/29lXrHp via IFTTT
No comments:
Post a Comment