Tirada qaxootiga Suuriyaanka ah ee Marykanka soo galay bishii June, ayaa ku laba jibbaarantay tirada bilihii hore ee la soo dhaafay ee dib u dejinta loogu sameeyay dalkan Mareykanka. from VOA http://ift.tt/29gNhb0 via IFTTT
No comments:
Post a Comment