Maleeshiyo hubeysan oo ka tirsan kooxda Al shabaab ayaa xalay saqdii dhexe abaaro 1:30kii habeenimo weerar culus ku qaaday saldhiga ay Ciidamada booliska Kenya ku leeyihiin deegaanka Diif ee Kenya. from VOA http://ift.tt/29qtShB via IFTTT
No comments:
Post a Comment