Iyadoo wax ka yar 48 saacadood ay ka harsantahay ciidul fitriga ayaa waxaa diyaar garowga ciidda laga dareemayaa magaalooyinka waaweyn ee guud ahaan dunida Muslimka. Meelaha laga dareemayo ciidda waxaa ka mid ah magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Sidoo kale, Magaalada Boosaaso ee Somalia ayaa diyaargarowga iyana laga dareemayaa diyaargarowga ciidda. Wariyeyaasheenna Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle iyo Faadumo Yaasiin Jaamac, ayaa warbixinno nooga soo kala diray Muqdisho iyo Boosaaso.
from VOA http://ift.tt/29duAUx
via IFTTT
Monday, July 4, 2016
Soomaaliya oo Looga Diyaargaroobayo Ciida
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment