Saturday, July 2, 2016

Warbixinta Aqalka Cad ee Drones-ka

Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa sii daayay warbixin muddo dheer laga sugayay oo ku saabsan dadkii rayidka ahaa ee lagu dilay weerarada meelaha furimaha ka baxsan ay ka fuliyeen dayuuradaha aaney cidina wadin ee Droneka ee Mareykanka.

from VOA http://ift.tt/29dPSP2
via IFTTT

No comments:

Post a Comment