Madaxweynaha xilka kasii degaya ee Maraykanka Barack Obama ayaa Aqalka Cad ee looga arrimiyo Maraykanka kusoo dhoweeyey Madaxweynaha la doortay Donald Trump. from VOA http://www.voasomali.com/a/3590930.html via IFTTT
No comments:
Post a Comment